KOOX SOOMAALIYEED OO ISRAEL USOO JEEDISEY IN AY ADEEGSADAAN GEGI-DIYAARADEED OO KUTAAL SOOMAALIYA Full report
Ciidankii Mareykanka doonayay in ay soo khabtaan Gen Caydiid mid ka mid ah ciidamadas daawo iyo Kuwii Gen Caydiid daawo
C/Qaasim Salaad Xasan waa in uu kala doortaa inuu ARGAGAXISADA aljiro ama uu ka soo horjeedo saana waxaa yiri mela Zanaawi Dhageyso
Cabdulaahi Yuusuf Axmed;Duruufihii iyo sababihii lagu doortay :Maadaama uu dalku ku jiro dagaal sokeeye, reer Puntland waxa ay u arkeen... Full report
US President George W Bush indicated last week that Somalia, Yemen and Sudan were likely to be the next targets in the war on terrorism because of their links to Al-Qaeda.
Dowladda itoobiya oo aduunka u sheegta in Al-Qaeda ay joogto Somalia. Dhageyso
C/laahi Yuusuf oo Sheegay in uu ka baxayo Garoowe.....
Warar naga soo gaaray maagalada Garowe ayaa sheegaya in Col. Abdulaahi Yusuf maanta ku qudbadeeyay inuu ka bixi doono magaalada Garowe.Full report
Abdullahi Yusuf - Hogaanka Puntland Diyaar Baan u ahay in aan dhiibo....
Abdulahi Yusuf Madaxweynaha Puntland oo maanta u waramayey Idaacadda Midnimo ee ku taalla Boosaaso ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in hogaanka Puntland u ku wareejiyo ciddii shacabka Puntland ay u doortaan.Full report
Hogaanka sare ee uruurka RRA oo tagay itoopiya Dhegeyso
Kudegdegida Soomaaliya Waa Khatar, Waxaa isku dayay Caydiid Kismaayo iyo SSDF boosaaso Khabiir ayaa kadigey Dhegeyso
Waxaa noo suurto gashay in aan waraaysi layeelano shalay Tafaftiraha Wargayska SAHAN oo jooga Garoowe. Deeq, wuxuu waraysigan uga hadlayaa musuq maasuq baahay oo ka dhacay habkii codbixinta ee shirkii Garoowe iyo arimo kale oo dheeraad ah, waxaana waraysigu u dhacay sidan.Full report
Shacabka reer boosaaso oo diiday in ay bixiyaan Canshuurtii.>>
(BEEN ABUUR WEYN).
Waxaan 100% ka xunahay oo aan ka raaligalinaynaa shacabka reer Puntland qaas ahaan reer Boosaaso wararka sheegayo in Shacabka reer Boosaaso diideen in ay bixiyaan canshuurtii.wararkaas oo ah warar BEEN ABUUR WEYN,oo ladoonayay in sumcada bogaan in ladilo ,Waxaynu u sheegeynaa shacabka reer Puntland in aan soo gudbin doono cidii ka dambeysay maqaalkaan.Full report
Islamist Activities Amid Crumbling Government and Clan Rivalries.Full report
Magacaabadii Raiisul Wasaaraha DKG Xasan Abshir Faarax iyo Madaxweynaha cusub ee Puntland Jaamac Cali Jaamac
sidee bay u arkeen dadka reer Puntland iyo Maamulkaba ? Cabdishakuur Mire Aadan oo ah Agaasimaha Radio Midnimo iyo Madaxweynaha Puntland Col:C/Laahi Yuusuf Axmed Dhageyso
C/Laahi Daalimnimo ayuu ku joogaa magaalada Garoowe uuna horayna ugu joogay saana waxa yiri Suldaan Garaase suldaanku wax uu u hanjabaada sidii Raiisul Wasaaraha DKG Xasan Abshir Faarax wax uu u hanjabay sidii horayba uu dhageyso Garoowe-Axmed Kismaayo24-11-2001
People flee Garowe
Families are fleeing their homes in Garowe, the regional capital of the self-declared autonomous region of Puntland Muhammad Sa'id Kashawito of
Wararkii ugu dambeeyay ee magaalada Garoowe iyo Raiisul Wasaaraha DKG Xasan Abshir Faarax oo ka hadla Khabsashadii Garoowe waxaana uu yiri Dhageyso
Wararkii maanta ee ku saabsanaa weerarkii saaka ee ka dhacay Garoowe waxaan nooga warami doono Axmed Kismaayo iyo Col:C/Laahi Yuusuf Axmed dhageyso
Mareykanka oo sheegay ciidamada daalibaan oo ku godoonsan 3kun oo ah dad shisheeye kuwaas oo ku godoonsan magaalada Kundus.
Waxa uu Mareykanka doonayaa in laqabqabto ama lalaayo Dhageyso
Jama Ali Jama sidee buu u arkaa Maamulka C/Qaasim ee Xamar Dhageyso
|
Abdulahi Yyusf Ahmed sidee buu u arkaa Maamulka C/Qaasim ee Xamar Dhageyso
|
Col:C/Lahi Y Ahmed oo sheegay in ay argagixiso joogaan Boosaaso meel u jirta 40KM xaga bari oo la yiraahdo Shinbiraale kuwaas oo ka hela taageero bin Laden Dhageyso
Masuul sare oo kartirsan shirkada AL-Barakaad oo xalay lagu weeraray gurigiisa weerarkaas oo loo adeegsaday Bomgacmeed oo ahaa nooca"F1"Dhageyso
Garoowe-Axmed Kismaayo19-11-2001
Garoowe-Axmed Kismaayo17-11-2001
C/Risaaq X.Xuseen ma dhabaa in uu laqay warqad sir aheyd xiligii gumaysigii ?
C/Risaaq X.Xuseen ayaa idiin cadeenayo sida dhabta ah .C/Risaaq X.Xuseen oo ah nin aad uga fikira hadaladiisa kuna hadla kuwa ay ku dheehantahay xigmado waaweyn ayaa waxa uu sheegay in cudurka Tiibishada ku dhacday mar, taas oo ku tuseeso in ay ahayn CEEB. Xigmad taa la mid ahna waxa uu yiri... dhageyso
Garoowe-Axmed Kismaayo14-11-2001
Dadka reer Kismaayo oo ku farxay Magacaabada Raiisul Wasaaraha DKG Xasan Abshir Faarax dadkaaso faraxooda iyo alalaaskooda ku ekaa guryahooda dhaxdiisa. Xaga kale Isbahaysiga Kismaayo haysta Waxay u arkaan Xasan Abshir FaaraxDhageyso 14-11-2001
Xasan Abshir Faarax oo loo Magacaabay Raiisul Wasaaraha DKG
Galabta markay saacada ahayd 17:00 Afrikada Bari ayaa madaxweynaha DKG magacaabay in Xasan Abshir Faarax bedelo Cali Khaliif Galaydh(Warkii oo dhan) Ama Dhageyso
Gabar reer muqdisho ah ayaa eeden u soo geedisay Beesha Hiraab la isku yiraahdo in ay Soomaali lahareen iyagiina isla hareen . Waxay tiri Maryan Xaaji " Maryan ifiso " reerka Hawiye layiraahdo Yaalooga dacwoodaa ?Dhageyso
Garoowe-Axmed Kismaayo-07-11-2001
Gabar reer muqdisho ah ayaa eeden u soo geedisay Beesha Hiraab la isku yiraahdo in ay Soomaali lahareen iyagiina isla hareen . Waxay tiri Maryan Xaaji " Maryan ifiso " reerka Hawiye layiraahdo Yaalooga dacwoodaa ?Dhageyso
Garoowe-Axmed Kismaayo-07-11-2001
Taliyaha ciidamada Gen: Maxamed S . Xirsi "Moorgan " Col: C/casiis M.Warsame "Garamgaram" oo sheegay in uu weerar ku qaadi doono qolooyinka isku bahaystay oo xooga ku haysta Kismaayo weerarkana uu ka joojin doonin ilaa ay kaga noqonayaa Matabaan iyo Caabudwaaq DhageysoCadeyntii in uu C/Qaasim 56tikniko ah u diray Kismaayo dhageyso
Garoowe-Axmed Kismaayo-30/10
Boosaaso- C/Risaaq Shiikh Aduun-29/10
Garoowe-Axmed Kismaayo-3/10
Beesha Hawiye oo soo bandhigtay dhabaaldag
"SHIRIB" oo ay ugu mahad celinayaan Madaxweynah sida sharafta lahay uu jagada
Khilaafkii u dhaxeeyay Kooxda CartaDhagayso
Xaaji Muuse Suudi Yalaxoow oo
C/Qaasim S Xasan ku eedeeyay in uu jabshay
Ciidamo taageersan Muuse Suudi Yalaxow iyo Kuwa C/Qaasim S Xasan ayaa maantay dagaal dhexmaray...DhageysoQeybtii 1aad ee dagaalka Dhageyso Qeybtii 2aad ee dagaalka iyo Galeyr oo sheegay in wixii Deerow ka soo yeeyay uu ahayn mid katimid asaga ayse tahay mid C/Qasim katimid 13/10-2001
Not from CNN or BBC But from Aljazeera..... : Bin Ladin waxa uu yiri USA waxaan u sheegayaa Wax yar "Waxaan ku dhaartay magaca ALLE samaawadkana tiir la'aanta taagay.....Dhageyso1..Daawo
The soldiers of the Northern Alliance move to cut off supply routes to Taliban-controlled cities in Afghanistan after U.S.-led bombing raids,
Kooxda Carta iyo C/laahi Yusuf waxa ay sheegaan ALITAXAAD in ay joogaan Puntland Daawo((Guji Sawirka Afrika ahna 1)
Dad waxay u yaqaaniin DKG dadna waxay yiraahdiin Kooxda Carta igaguna waxay isku sheegaan Doowladii dibuhishiisiinta ee Soomaaliyeed : Su'aashu waxay tahay bal kharistow yaad aamintaa . waxan kugula talinlahaa oo aamintaa oo aad ku dhaarankartaa waxa aad aragto iyo waxaad afkiisa ka maqasho Bal ila Dhageyso Wareysigii oo dhan Intii fidno katalintiina waatan Dhageyso
Waa maxay sababta uu dib ugu dhacay shirkii Garoowe? Waa kuwee Musharaxiita MG-PL? DhageysoWariye Jooga Garowe Axmed Kismaayo
Cajalad Qarsoodi ah oo laga soo duubay C/Qaasim S Xasan asagoo u qudeenayay Ciida madii uu Wasiirka warfaafinta uu ku sheegay in ay ciidamo Beeleed ay Kismaayo aadeen ,Hadan waxaa halkaan ku cad in uu C/Qaadim uu diray asagooleh waxaad galeysan "Jihaad"uuna u balan qaaday in ay JANO galayaan.dhageyso Duulaankii KISMAAYO from Muqdisha dhageysoHadii kale >>dhageyso
Maxay Diinta ka khabtaa in Nabiga CSW laxuso Dhageyso
Hogaanka SRRC golahiisa sare ayaa nin u halay oo ahda ku sugan Belad Xaawo oo la yiraahdo C/raxmaan Maxamed Cabdullaahi (C/raxmaan-mallay) ayaa canbaareeyay dagaalkii lagu qaaday Jubooyinka oo ay qaadeen SRRC laakiin waxay uu sheegay in uu taageersaneen Dowladda KMG Dhageyso
Waa maxay sababta uu dib ugu dhacay shirkii Garoowe? Waa kuwee Musharaxiita MG-PL? DhageysoWariye Jooga Garowe Axmed Kismaayo
Cajalad Qarsoodi ah oo laga soo duubay C/Qaasim S Xasan asagoo u qudeenayay Ciida madii uu Wasiirka warfaafinta uu ku sheegay in ay ciidamo Beeleed ay Kismaayo aadeen ,Hadan waxaa halkaan ku cad in uu C/Qaadim uu diray asagooleh waxaad galeysan "Jihaad"uuna u balan qaaday in ay JANO galayaan.dhageyso Duulaankii KISMAAYO from Muqdisha dhageysoHadii kale >>dhageyso
Hogaanka SRRC golahiisa sare ayaa nin u halay oo ahda ku sugan Belad Xaawo oo la yiraahdo C/raxmaan Maxamed Cabdullaahi (C/raxmaan-mallay) ayaa canbaareeyay dagaalkii lagu qaaday Jubooyinka oo ay qaadeen SRRC laakiin waxay uu sheegay in uu taageersaneen Dowladda KMG Dhageyso
Muuse Suudi Yalaxow oo digniin siiyay Kooxda Carta hadii ay joojin waajay lacagta baada ah ee ay ka qaadan dadka masaakiinta .Maanta ayaa raadiyahay taageera C/Qaasim warkaan sii daayay Dhageyso
Hogaamiyah Ugu xooga weyn magaalada muqdisha Muuse Suudi Yalaxow waxa uu cabdiqaasim ku yiri "Waxaa haya SAAR isdii kuwii hore oo kale wayna ku naf waayay" Dhageyso
Gabar reer Muqadisho ayaa waxay tiri oo ay is waydiisay su'aasha ah :Danbiilaha ma Hiraabaa mise waa Aqondaro heesata reer Hiraab ,Balfiiri Soomaali waa hishiisay Hiraabse Maxaa ku dhacay ?Dhageyso
TALIYIHII CIIDANKA DARAAWIISHTA P/L OO XILKII LAGA QAADAY:
Wargeyska Al-wadan Boosaaso PL
Sii-hayaha xilka madaxweynaha ayaa xilkii ka qaaday Taliyihii Ciidanka daraawiishta P/L Mr Carays, isaga oo xilkaas u magacaabay Col. Maxamud Caynab, balse warar ayaa sheegaya inaanu aqbalin Col. Maxamud Caynab magacaabidaas. Iyada oo aanay cadayn sababta uu uga biyadiiday jagadaas.
Wargeyska Al-wadan Boosaaso PL
W/diyaariyay : Muuse Xaaji Sisciid
Waxaa aad u habboonaan layayd in dadkeennu garto xilka weyn ee inaga wada saaran dalkeenna iyo dadkeenna, aynuna ku sifoowno xilkaas xisaabtamaya, kana baxno walaahowga iyo maxaa layiri.[Warkii oo Dhan]
Hanjabaad i yo Jawaab
25-08-2001
C/llaahi Y.Ax'ed Yuusuf X. Nuur
30-07-2001
Col, C/llaahi Yuusuf waxaa guurtida iyo shacabka Puntland ka daaweeyeen dhaawacyadii iyo jirrooyinkii uu ka soo qaaday xabsiyadii LABAATAN JIROW (SOMALIA) IYO ALAMBAQA (ETHIOPIA) ee isku dhammaa 12 sano, sababihii uu u galayna ay ahaayeen madaxnimo jeceyl.[Warkii oo Dhan]
Qorshihii DKMG ee Iibsiga Isimada iyo Siyaasiyiinta Puntland Qaarkood!!!Cali Khalif Galleyr baa mar uu nagula kulmay shirkii Mudulood, ka dib markii
uu Carta ka soo noqday saadaaliyay inuu Iibsan doono mawqifka Cigaal ee Soomaliland.
Madax adeyga Abdullahi Yusufna go'doomin doono, oo isagoo baryootan ah uu ku soo biiri
Codsi C/llaahi Yuusuf uu u soo jeediyey Beesha Habargidir ee degta Gaalkacyo.Gaalkacyo,WQ 19-8-2001
Col. C/llaahi Yuusuf Axmed oo dhowaantan laga xayuubiyey Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland oo maalmahaan ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ayaa la sheegayaa inuu ka wado halkaas abaabul dagaal oo uu ku doonayo inuu dib ugu soo ceshado maamulkiisii.[Warkii oo Dhan]
Wareysi: Islaan Maxamed Islaan Muuse
Wararka Kismaayo
Xaalada Kismaayo iyo Wararkii ugu danbeeyay ee isbahaysiga UCS-SNA-SNF iyo DKM-ee Xamar
Markii isbahaysiga kismaayo dib u qabsatay ayaa dadka u dhashay ee ku noolaa magaalada kismaayo ayaa lagu laayay sababo qabiilka ay ka dhasheen awgii afhayeenka isbahaysiga kismaayo Bare Hiiraale oo beenaynaya Xasuuqii ka dhacay kismaayo Dhageyso
Waraysi C/llahi Y.Axmed oo ka waramayo Dagaalkii Boosaaso .Waxa uu boosaaso iyo duqowda reer boosaaso ku til maamay." Boosaaso waa meel maamul xumi ka jirto duqowdana waa kuwii abaabulay Fowdada" Dhageyso
Maamulka Puntland Ciyaar Kuma Iman, Waxaana Xaaladda Adag Ee Jirta Kaga Gudbi Karraa Wadatashi, Wadajir Iyo Wada Shaqayn.Khariso
Magool maxay dalka uga bixi weysay ?
Hawiye Daarood Dir iyo Isaaq waa isku mid ...
Kismaayo baan ka qadeendoonaa ama ..
Runta waxad ogaan doontaa dhamaadka Cajaladda .
Jaamac Cali Jaamac oo wareysi la yeesheen HornAfrik radio ee muqdisha asagoo u seegay in uu C/llahi Yusuf uu ahayen Madaxweynaha MGPL uu se u aqoonsan yahay in uu yahay Yuusuf Xaaji Nuur . Xaga kale iyo C/Qaasim Dowladda Xamar kajirta waxa uu Jaamac Cali Jaamac waxa uu ku jawaabay dowlad xaq ah Dhageyso
Wiil Dilay Hooyadiis Xaafada Wardhiigley ee Magaalada Muqdisha Dhageyso
Taageerro u Jeedda Maamulka PL iyo Bayaan Beesha Maxamed Cumar
Garoowe | July 6, 2001
Shir ay isugu yimaadeen Agaasi-meyaasha Guud, Agaasimeyaasha Waaxyaha iyo Madaxqaybeedyada..Khariso
Waxaa la dhaariyay Madaxweynaha Puntland C/Laahi Y.AxmedDhageyso
Dhaarintii Madaxweynah Puntland oo ka dhacday Xarunta Golaha Wakiilada Puntland Ee Garoowe Dhageyso
DIGNIIN : Cabdullahi Cali Hiirad :oo ah Afhayeenka PSS: Golaha Mideenta Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa lagu wareystay khadka taleefoonka Raadiyah HornAfrik Ee Muqdisha Waxaa uuna u sheegay dhabaatooyinka ka imaankaro Xukuumada dhacday ee Cabdullahi Y. Axmed.Taana waxaa ku raacsan Cabdullahi Cali Hiirad Khaar ka mid ah Wasiirada Cabdullahi Y. Axmed . Cabdullahi Cali Hiirad Wuxuu yir oo kale Jujuubka uu ku hayo Shacabka reer PL Kama yeelidoono C/laahi Y. Axmed . Cabdullahi Cali Hiirad waxaa uu yiri Puntland Waxaa Madaxweyne ka ah Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Mudane:
Khubadii C/Qaasim S.Xasan sanad Guradii 41. Khubad taalamid ah waxa jeediyay Cali Mahdi Max'ed sanad guuradii 31 Ee xornimada soomaaliyeed dhageyso
Maamulaka Kooxda Carta ayaa lacagihii deeqda Koontooyinkooda ku la shubtay . Dilkii Ugaaskii Beesha Mareexan .Puntland:Afhayeenka jaamac cali jaamac oo ah Cusmaan cali yuusuf Waxa uu qaba in Cabdillahi Yusuf xilligiisii dhamaaday uuna kursiga ka degi doono.Dhageyso
Gudoomiyaha Xafiiska Madaxtooyaad Puntland Isamaacil Xaaji WarsameDhageyso
Gen-Moorgan iyo Isbahaysiga USC/SNA
Afhayeenka isbaheysiga xooga ku haysta Magaalada Kismaayo USC/SNA oo sheegay in uu joogo Gen-Moorgan iyo Ciidan dhan 400 Nin iyo 200-70 Tiknikooyin ayaa soo degay Afmadow. Afhayeenku waxa uu intaa ku daray in ay u dhaxeyso Khilaaf isbahaysiga iyo Beesha uu Gen-Moorgan Martida uu u yahay Dhageyso
BAAQ KAYIMID
Marka aynu dib u jaleecno xogaha dhabta ah ee laga hayo C/qaasim Salaad Xasan uma baahna in lagu shabadeeyo amalaga been abuuro wax uusan ahayn,waxaase ku filan inla garto waxa uu yahay jaleeco yar oo dib loogu dhugto raad raaca hadaladiisa diiwanada aan lumin ku qoran eehadda la hayo
|