Beesha Cumar Mohamud - Taageerada Jiritaanka PL iyo Madaxbanaanida
9-8-01 Gaalkacyo
Ku: Dhamaan Isimada Odayaasha waxgaradka Beelaha
Puntland
Ku: Jaaliyadaha Dibada ee Puntladn iyo Juba land
Ku: Dhamaan saxaafadaha Puntland iyo dibadaba
Og: Dhamaan Ummadda Soomaaliyeed
Og: Qaybaha Beelaha Puntland
Ujeedo: - Taageerida Jiritaanka PL iyo Madax banaanida
Juba land
Taariikhduu markay ahayd 9-8-01 Shir ay isugu
yimaadeen Beesha Cumar Maxamuud Nabadoonadooda,
waxgaradkooda , Aqoonyahaniintooda Ganacsatadooda iyo
Culuma udiin kooda shirkaasoo socday muddo 4 casho ah.
Kadib markii Beeshu aragtay qallalaasaha ka taagan
deegaamada PL markii la ogaaday dhagaraha cadawga oo
kagana soo wajahan Puntland dibadda iyo gudaha sida
qabsashadii Juba land ku waas oo ah Kooxda Carta iyo
kooxaha xag jirka ah ayagoo adeegsanaya dhaqaalo iyo
ciidanba si ay khal khal u galiyaan daganaashaha
deegaamada PL si day horay ugu qabsadeen Juba land
sidaas darteed Beesha Cumar Maxamuud waxay Go'aan ku
gaartay qodobadaan Hoos ku xusan.
1. Juritaanka PL iyo Madax banaanida Juba land waa
muqadas
2. waxaan taagersanahay talo soo jeedintii Isimadii
hore oo tiradoodu ahayeen 49 Xubnood ahna aqlabiyadii
Isimada iyo kor dhintii Golaha xeer dajinta mudo 3
sano ah
3. waxaan soo jeedinaynaa cid kasta oo wax tirsaneysa
in ay u soo marto qaab waafaqsan sharciga.
4. waxaan ugu baaqeynaa Beelaha ku nool PL in ay
dhawraan Nabad galyada Xasiloonida Gudaha iyo dibadaba
5. waxaan ku baaqaynaa in laysugu yimaado wada tashi
si loo saxo wixii khalad ah oo ka jira PL iyo Juba
land
6. in laxaq dhooro Beelaha aan dariska lanahay
7. Hadii khilaafaad dhexmaro Beelaha dhexdooda in lagu
xaliyo wada xaajood iyo walaal nimo iyo qaab waafaqsan
shareecada Islaamka
8. In si joogta ah looga hortago cid alaale cidii
xasilooni daro ku abuuraysa PL.
9. In Beeshu marwalba Heegan u tahay difaaca iyo horu
marinda PL iyo Juba land.
Beesha Ibraahin Cumar
1. C/qaadir Xaaji Xuseen
2. Xaashi Sh. C/salaan
Beesha Cali Cumar
1. Jaamac Xasan Qaarey
2. Cabdi Xasan Qaarey
3. Maxamed Cabdi Xasan
Beesha Maxamed Cumar Jifidda Reer C/kariin
1. Cali Faarax Aadan
2. Cabdi Xasan Warsame
3. Siciid Cumar Cabdulle
4. C/llaahi Cumar Cabdulle
5. C/salaan Yaasiin Jaamac
6. C/xaashi Cali Cumar
7. Axmed Maxamed Isaxaaq
8. Jaamac Bulxan Warsame (Haaraa)
9. C/waaxid Suldaan Cabdille
10. C/llaahi Bulxan Warsame
Beesha Reer Aadan
1. Nabadoon Nuur Maxamed Axmed
2. Nabadoon Xasan Salaad Aadan Ciye
3. Nabadoon C/dull Dalmar Cali
4. Nabadoon Maxamed Xasan Dhurwaa
5. Nabadoon Warsame Faarax Afdablle
6. Nabadoon Jaamac Biixi Nuur
7. Nabadoon C/llaahi Seeraar Nuur
8. Nabadoon Cabdi Diiriye Maxamed
9. Nabadoon Maxamed Jibriil Baylle
10. Samadoon C/naasir Maxamed
11. Cabdi Faarax Qooje
Beesha Cabdi Ciise
1. Shiikh C/raxmaan Salaad Diirshe
2. Shiikh Axmed Yaasiin Jaamac
3. Shiikh Maxamed Cabdulle Jaamac
4. Axmed Aadan Dheere
5. C/siciid Cali Suuriyaan
6. Cilmi Cali Guuleed
7. Xasan Xuseen Maxamuud
8. Maxamed Yuusuf Shirwac
9. Muuse Maxamed Indho yare
10. C/laahi Yuusuf Shido
11. Cabdi Xasan Gube
12. Maxamed C/rixmaan Faarax
13. Maxamed Faarax Wardheere
14. Mandaleel Aadan Cigaal
15. Shaqaaqo Axmed Xaaji
16. C/llaahi Kulmiye Yuusuf
17. Maxamed Maxamuud Indha yare
18. Maxamed Xaashi Maxamuud
19. Xasan Nuur Seed
20. Maxamed Faarax Gurey
21. Cabdi Ciise Xiiray
22. Maxamed Xaashi Maxamuud
23. C/rixmaan Khaliif Faarax
24. Cali Maxamed Faarax
25. Axmed Cabdulle Cali
26. Cali Maxamed Faarax
27. C/rixmaan Salaad Kulmiye
Beesha Reer Dalal
1. Bashiir Axmed Faarax
2. Xuseen Abshir Gufay
3. Maxamed Xuseen Jaamac
4. Shiikh C/rixmaan Gurxan
Beesha Reer Cabdulle
1. Nabadoon Axmed Nuur Faarax Afdhuub
2. Axmed Nuur Gaawiido
3. Axmed Abshir Karar
4. Farxaan Aadan Fidaar
5. Eng. C/risaaq Maxamed Burgal
6. Eng. C/rashiid Ismaaciil Jaamac
7. Maxamed Maxamuud (Gararabo)
8. C/kariin Xaaji Xasan
9. C/llaahi Cali Gaas
10. Maxamed Cali Dheer
11. Garyare Maxamed Dayuurad
12. Barkad Biixi Warsame
13. C/llaahi Cali Baar
14. Xuseen Faarax Samatar
15. Xaaji Maxamed Axmed Xoode
16. Xasan Jaamac Cali
17. Muuse Salwo Gooday
18. Jaamac Xuseen Cagaweyne
19. Cabdi Cali Xaashi
20. C/risaaq Xuseen Axmed (Dhagoole)
Beesha Reer Khalaf
1. Jibriil Ciise Xaabsay
2. C/rixmaan Maxamed Shaaciye
3. C/llaahi Sugle Xaabsay
4. Shiikh Daahir Jaamac Nuur
5. Cismaan Axmed Yuusuf
6. Cumar Cali Maxamuud
7. Faarax Xirsi Faarax
8. Nabadoon Cabdul Cumar Xayd
9. C/casiis Maxamed Isbariije
10. Maxamuud Nuur Cali Bare
11. Maxamuud Maxamed Xuubsireed
12. Muxiyadiin Bulxan Seed
13. Ibraahin Guuleed Seed
14. Maxamed Shire Nuur Yare
15. Ibraahin Guuleed Seed
16. Shiikh Maxamed Abshir Sugule
17. C/nuur Maxamuud Xirsi
18. Maxamed Abshri Sugule
19. Xasan Jaamac Samatar
20. Maxamed Shiikh Cismaan
21. Siciid Cumar Xasan
22. Axmed Jaamac Faarax
23. Maxamed Nuur Xuseen
24. Aadan Maxamed Yuusuf
25. C/llaaahi Muuse Faro dheere
26. Khaliif Aadan Warsame
27. Saylaan Axmed Cabdi
28. Qorane Daahir Cabdi
29. C/risaaq Cabdullaahi Cigaal
30. Cabdi Abshir Caynshe
31. Axmed Geele Xade
32. C/qaadir Faarax Dirir
33. Mataan Cali Mire
34. Shugri Xaashi Deer
35. Shiikh C/qaadir Cumar Aadan
Beesha Reer Maxamed Faarax
1. C/llaahi Xasan Cabdi
2. C/shakuur Nuur Qaal
3. Maxamuud Aadan Shiikhdoon (Dhoobis)
4. Jaamac Oomaar Axmed
5. Nabadoon Maxamed Cabdi Samad Xuseen
6. C/llaahi Xuseen
7. Maxamed Daahir Ciise
8. Maxamed Faarax Xasan
9. C/casiis Khalaf Siciid
Beesha Reer Mahad
1. Nabdoon C/llaahi Xasan Wali
2. Nabadoon C/llaahi Kooreeye Cilmi Guray
3. Nabadoon Aadan Yuusfu Yey
4. Nabadoon Xasan Maxamuud Sugule
5. Nabadoon C/rashiid Axmed Jaamac Buux
6. Nabadoon Cabdi Diiriye Guuyo
7. Nabadoon Cabdi Aadan Dalab
8. Nabadoon C/rashiid Maxamuud Faro Badane
9. Nabadoon Abshir Xaashi Bootaan
10. Nabadoon Bashiir Maxamuud Dalmar
11. Nabadoon Xasan Cuuke Afcade
12. Nabadoon Axmed Jaamac Guuleed (Garawaan)
13. Nabadoon Yaasiin C/samad Cumar
14. Nabadoon Maxamed Warsame Xaashi
15. Nabadoon Gaani Xuseen Siciid
16. Nabadoon Maxamuud Maxamed Cumar (Ciiro)
17. Nabadoon C/qaadir Bootaan Cawl
18. Nabadoon Xuseen Cilmi Dhagow
19. Nabadoon C/llaahi Cali Buraale
20. Nabadoon Bardo Cad Maxamed Xajiin
21. Nabadoon Cabdi Budeeyo Irdho
22. Samadoon Warsame Kaarshe
23. Samadoon Bashiir Macalin C/rixmaan
24. Samadoon Cabdi Salaad Looyaan
25. Samadoon C/nuur Saleebaan Shire
26. Shiikh Siciid Muuse Cali-Maad
Beesha Bihin Cali (Warsame iyo Cirooge Faarax)
1. Nabadoon Faarax Xuseen Sanweyne
2. C/salaan Xasan Yare
3. C/llaahi Maxamed Cali Yuusuf
4. C/llaahi Aadan Xasan
5. Shiikh Xuseen Muuse Samatar
6. C/qaadir Faarax Maxamuud
7. C/llaahi Xuseen Muuse
Beesha Bah Mareexaan
1. Cali Bare Jaamac
2. Shiikh Axmed Nuur Jaamac
3. Yuusuf Cali Guuleed Guray
Copyright © 2001 By Qandala.
|
||