![]() |
![]() ![]() ![]() DAWLAD GOBOLEEDKA PUNTLAND EE SOOMAALIYA
![]() NUGAAL-GAROWE
UJEDDO:GUDDOON
GAROWE, 25.1.2002
Waxaan intii muddo ahayd ka socdey Magaalada Garowe shirar ay ka soo qayb galeen Nabadoonnada, Samadoonada, Waxgaradka, Aqoonyahaqnnada iyo Indheer-garadka. Shirkaas oo lagu lafa-guray Nabadgelyada iyo aayaha ummaddaan.
Kaddib markay dhinac kasta ka eegeen oo si taxadar leh u qaadaa dhibgeen waxay go'aan ku gaareen inay aaya ka talinta Dalka iyo Dadka u dhiibaan isimada Beesha.
Haddaba, maadaama ay isimmadu heleen qoraallo iyo fikrado kala duwan, isla markaasna ay xog iyo dhacda kastaba ogyihiin meelaha ay saamayso ama salka ku hayso waxay guddoonsadeen qodobadaan hoos ku qoran:
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() Hoggaansan wacan
SAXIIXA ISIMADA GUDDONSHAY
1. Islaan Moxamed Islaan Musse
2. Suldaan Saciid M. Garasse
(ASLIGA WAA LA SAXIIXAY WAANA LA SHABBADEEYEY)
ISHA WAQADDA: Waqadda waxaa Qandala Home soo gaarsiiyey Ilo wargal ah jecelna in aan la magcaabin
Janaayo 27, 2002
(Report from Mohamed Said Omar.) 27-1-2002
![]() Copyright © 2001 By Qandala.
|
![]() |