![]() |
![]() ![]() ![]() Hub iyo Saanad laga soo diray Magaalada Muqdisho oo ku sii jeeda Col.Jama Cali Jama
![]() ![]() Hub iyo Saanad laga soo diray Magaalada Muqdisho oo ku sii jeeda Col.jaamac Cali Jaamac
![]() Dowlada ku meel gaarka ah ayaa waxaa ay udirtay Hub iyo Saanad Magaalada Boosaaso Puntland State.
![]() Hubkaas oo kasoo baxay magaalada Muqdisho oo hada Maantay laga soo rarayey Dekada Ceel Macaan kuna socda Dekada Boosaaso.
![]() Hubkaas oo ku sii socda Madaxweynaha Cusub Maamul goboleedka Puntland Jaamac Cali Jaamac ayaa waxaa uu noosheegay wariyaha Allsomali Online
![]() Wararka ugu dambeeyey inuu soo sido Hubkaas iyo Saanadaa korneel Bashiir Salaad Duuliye Hubkaas oo ukala baxa nooca Lidka Dayuuradaha iyo Rasaas
![]() waana sidatan 4 Boqol oo Rasaas ah, iyo 3 qori nooca Suuga, 3 Qori Nooca looyaqaan Tarasate, 2 Qori oo Hoobiye. Wariyahayaga waxa uu noo
![]() sheegay in lagu soo qaadayo Doon ka timid magaalada Dubai Dalka imaaratka carabta oo hada ku xiran Dekada Ceel macaan Waxayna ku soo beegan tahay todobaadka Dabayaaqadiisa Magaalada Boosaaso.
![]() ![]() email us: allsomali@allsomali.com Waxaynu ka soo xiganay Allsomali>>GujiRiix
![]() ![]() Copyright © 2001 By Qandala
|
![]() |